Madaxweynaha jabuuti Geele oo u duuley cumaan

0
209

Madaxweynaha Jabuuti, Geelle, ayaa booqasho ugu tagay hoggaamiyaha cusub ee Cumaan, Haysam Bin Dariiq Aala Siciid, waxaanu ka tacsiyeeyay geerida dhawaan ku timid Suldaan Qaabus.

Isagoo la filayo inuu kala qayb galo aaska suldaan qaamuus iyo tacsida umada walaalaha la ah ee reer cumaan