Madaxweyn xaaf oo uga soo horjeestey DFS 3 sababood

0
140

madaxweyne maamul gobaleedka Galmudug iyo DFS oo heshiis kuwada galan inuu la shaqeeyo DF, lana qabto doorasho ka dhacda galmudug, lana heshiiyo Ahlu suna wal jamaaca Si wada jir ah u qabtaan doorashad Galmudug,

ayaa ku cadeeyey warqad uu soo saarey inuu iskaga baxay heshiiskii uu la galey DF hadii aan la fulin heshiiskiisii, 3dex sababood awgood oo uu kula heshiiyey dowlada DF oo uga baxdey iney fuliso dhamaantood.

kadib markii looga baxay laba balamood oo uu la galey madaxweyne farmaajo go aansadey inuu kasoo hor jeesto DF

3 qodob ee sababay in Xaaf uu ka soo horjeesto DF ayaa kala ah.

1, in loo diiday dhameestirka lacag lugula hesheeyey oo dhan 4 milyan oo  doolar waxaan hore loo siiyey kala badh lacagtaasi.

2.in loo diiday xubno heshiiyey in ay ka mid noqdaan guddiga doorashada Galmudug oo lagu wado in dhawaan lagu Dhawaaqo.

3. in loo diiday lacag dhan hal malyan oo doolar, taas oo aheyd lacag loo fasaxay maamul gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir.

warar aan lagu kalsooneyn ayaa sheegaya in ay dib u bilaaaabeen shirar lagu heshiinayo oo dib logu sii wado doono heshiiskii qodobadii ka dhinaa si ay u wada shaqeeyaan.