Madaxashada xisbiyada oo ka baxey heshiiskii DFS

0
140

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku dhawaaqay inuu burburay wada hadaladii bishii la soo dhaafay ay Madasha la yeelatay Madaxweyne Farmaajo, isla markaana wixii laga wada hadlay ay dhanka Madaxweynaha ka fuli waayeen.