Ma caburin iyo caga jugleybaa hadalkii NISA?

0
147

Madaxweyne cabdi kariin ayaa sheegey in hadalkii NISA uu yahay caga jugleyn iyo cabudhin saxaafada ayaa hadalkii nisa ku tilmaamay sidan

isagoo sheegey hanjabaada Nisa ee wariye haruun macruuf ay tahay cabudhin saxaafad, iyo caga jugleyn lid ku ah saxaafada madax banaan ee ku qeexan dastuurka.