Lafta gareen oo guddi Magacaabay

0
269

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa magacaabay guddi baaritaan ku sameeya dhacdadii dadka lagu dilay ee dhowaan ka dhacay Baydhabo.

Guddiga la magacaabay ayaa ka kooban 9 xubnood oo isugu jira Wasiiro katirsan kg, Taliyeyaal Ciidan,iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan Koonfur Galbeed.

Hoos ka Akhriso