Laba maamul gobaleed oo kasoo horjeestey mudo kordhin soomaaliya

0
129

Maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle, ayaa kasoo horjeestay muddo kordhinta Dowladda Soomaaliya waxayna ku baqeen in Soomaaliya doorasho aado.