Ku daryeel caafimaadkaaga 10kan qodob

0
143

Xubnaha jirkeenu waxay inooga baahanyihiin daryeel dheeri ah, waayo qaar kamid ah hadii ay wax gaaraan dhimasho ayan ka dhalata.

1) Wadnaha

Si aad u daryeeshid wadnahaaga, iska ilaali cusbada badan.

2) Beerka

Hadii aad dooneysid beerkaagu inu caafimad ahaado, ka dheerow dufanka badan.

3) kiilliyaha

Caafimadka killidaadu waa aadigoo biyo badan caba.

4) Maskaxda.

Si aad u hormarisid caafimadka maskaxdaada, seexo 8 saacadood.

5) Mindhicirka.

Si aad uga hortagtid caafimaad xumo ku timaada mindhicrikaaga, iska ilaali cuntada bisil ee lagu iibiyo wadada hareeraheeda.

6) Qabsinka.

Hormarinta caafimadka qabsinkagu, waa adigoo si joogta ah u isticmaala cabitaanka liinta.

7) Dhuunta.

Inaad ka taxadartid caafimadka dhuuntaada, waxay ku xirantahay hadba sidaa u isticmaashid “Filfisha”

Marinka kaadi mareenka.

Hadii si joogta ah aad u isticmaashid “Basasha” waxaad meesha ka saartay dhibaato kaaga dhacda kaadi mareenka.

9) Indhaha.

Isticmaal Karootada si caafimadka indhahaagu sare ugu kaco.

10) Caloosha.

Cuntada qabow waxay kuu horseedeysaa caafimad xumo dhanka caloosha ah.

Caafimadkaga.