kiisaska xanuunka COVID19 oo hoos u dhacey Somaliland iyo warbixintiii maanta

0
90

AGaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland Dr xageeye ayaa shaaciyey in aan maanta wax kiis ah laga helin dhamaan somaliland isagoo hadlayayna wuxuu yidhi.

maanta oo ay taariikhdu tahay 21 may 2020 lama hayo wax kiis ah maanta oo la xadhiidha xanuunka COVID19, Tirada laga helayaayo xanuunka somaliland ayaa hoose u dhacdey ilaa shaley oo shaley laga helay 2qof oo kaliya, maanta waxba may dhiman

warbixin kooban

Tirada guud ee la baadhey waa721 qof

Tirada guud ee xanuunkan laga helay covid19 waa 131 qof

Tirada guud ee ka bogsatey xanuunkan covid10 waa 10qof

Tirada guud ee u dhimatey xanuunkan waa 11 qof