Kenya oo uusoo gaadhey coronavirus

0
178

Dalka Kenya ayaa lagu arkay qofkii horreeyey ee qaba caabuqa Coronavirus.
Viruskan ayaa Waxaana laga heley haweenay ka timi Mareykanka.

Kenya ayaa noqotay waddankii ugu horeeyay ee laga helay caabuqan, Coronavirus ee geeska Africa.