Juxe-inta Guulwade iyo qaar la mid ahi sidaa leeyihin midnimo somaali ma dhawa

0
144

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Faarax Juxe

“Inta Maxamed Abdi Yusuf (Ra’iisal wasaare hore), Mr-Guulwade iyo qaar la mid ahi weli hadlayaan oo cududaar u samaynayaan Dawladdii Askarta ee halkan wax dhigtay, rajo Soomaaliyeed iyo midow midna ma dhowa.

Kooxdaani waa inay ogaadaan in xukunkii kacaankii barakaysnaaa dumay 30 sano ka hor Waa ceeb inaan kuwaan weli dhegeysanayno

Xigasho: Maxamed Salh