Jabhadda Oromada ee OLA iyo TPLF ayaa ku dhawaaqay in ay samaysteen iskaashi Militari.

0
60

Hogaamiyaha Jabhadda Oromada ayaa warbaahinta AP usheegay in afka kaliya ee Xukuumadda Addis Ababa ay fahmi kartaa tahay in lagula hadlo luuqad Milatari.

“Waxaan ku heshiinnay heer is -faham ah in la iska kaashado hal cadow, gaar ahaan iskaashiga milateri,” ayuu yidhi Jal Maru.

Geesta kale Diyaaradaha dagaalka ciidanka itoobiya ayaa Maantii labaad duqaymo culculus kawada furimaha dagaalka kasocda woqooyiga itoobiya gaar ahaan gudaha deegaanada Axmaarada is ay ujoojiyaan kooxda TPLF ee isoo siqaya Gobalka wollo oo xad laleh deegaanka Oromiya

Wali macada inuu leeg yahay khaaaraha kadhashay