Jaamacada jigjiga oo loo ogalaadey ardeyda somaaliya

0
205

Madaxweynaha degaanka somalida mustafe cagjar oo ay kulmeen wasiirka waxbarashada somaaliya,

Madaxweynaha deegaanka somaali oo ka hadley waxa ka wada hadleen ayaa wuxuu yidhi.

Waxaan kulan wada qaadanay wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dawlada federal-ka Somalia, mudane Abdulahi godah barre, kulan kaas oo aan uga wada hadalnay haqab-tirka, dardar-galinta iyo isku socodka waxbarashada ardayda somaliyeed.

Waxaana u balanqaadnay ka deegaan ahaan in Aradyda dhamaysta dugsiyada sare Somalia, inay si rasmiya ugu soo biirikaraan jamacadaha deeganka, aanan lagu xiridoonin inay warqad Aqbalaada jaamacada soo dirsadaan .