Itoobiya oo u dabaal dageysa dagaalkii dhex marey Soomaaliya + Abey oo ka hadley

0
167

Ra’iisal wsaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Dalkiisa ugu hambalyeey munaasibadda Kaaraamardha oo u ku tilmaamay in ay guul ka gaareen “Duulaan” ay ku soo qaadeen Ciidamada Soomaaliya 1977.

Qoraal kale oo dheer oo lagu baahiyey boggiisa Facebook ayuu ku sheegey in Madaxweyne Siyaad Barre uu Khaldanaa.

Farmaajo Jawaab maka bixin doonaa Hadalkaas Abiy Ahmed iyo Itoobiya ka jeediyey.