Itoobiya ku dhawaaqday iney heshey Dawada covid 19

0
160

Itoobiya waxay ku dhawaaqday inay heshay daawo dhaqameed loogu talagalay covid 19
Wasaaradda Cusbooneysiinta iyo Teknolojiyadda, Wasaaradda Caafimaadka iyo dhakhaatiir dhaqameedyada ayaa ku dhawaaqay inay oggolaadeen daawo dhaqameed lagu tijaabiyey dadka iyo xoolaha tan iyo markii uu cudurku dillaacay 19-kii Diseembar 2019.


Abraham Belay, Wasiirka Cusbooneysiinta iyo Teknolojiyadda, wuxuu Capital ugu sheegay farriin qoraal ah in khubarada daawada ee waddanka ay soo saareen daawo loogu tala galay virus-ka oo aan wali loo hayn dawo rasmi ah adduunka oo dhan.

halkan ka akhriso warbixinta oo english ah wargeyska capitalethiopia

capitalethiopia.com/capital/ethiopia-announced-that-it-found-traditional-medicine-for-covid-19/