Hooyadii la dulmiyey oo xaqeedii heshay

0
157

Somaliland: Hooyadii dulmiga ka tirsatay mulkiilaha Supermarket ka oo dawladdu xuquuqdeedii uga qaaday mulkiilihii meheradaasi.

Wasiirka shaqadda iyo Arrimaha bulshadda ee Somaliland Marwo Hinda Gaani ayaa Hooyo Ayaan Cabdiraxmaan Warsame ku wareejisay lacag dhan $990 dollar oo looga xukumay meheraddii ay ushaqayn jirtay taas oo ah xuquuqdeedi shaqo.

Dhanka kale Wasiiraddu waxay sheegtay ka Wasaarad ahaan inay kafaala qaadeen waxbarashadda ubadka hooyo Ayaan.

Ganacsadihii aya u shaqeyn jirtey waxaan sidaa sheegay warqada ku soo saartey wasaaradu