Hargeysa : Tartanka Maradonka Somaliland ee 42km iyo 10 km oo Lasoo Gabagabeeyey

0
127

Wasiirka Wasaaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed  ayaa soo gabo-gabeeyay tartanka orodada Maradoonka ee 42km iyo 10km  oo ay ku tar-tamayeen dhallinyaro  badan oo isaga yimid deegaanada Jamhuuriyadda Somaliland kaasi oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa  .