Hargaysa Go,aamadii Gudida Ka Hortaga corona Virus Ee Somaland Oo Dhaqan Galay.

0
200

Ciidamada Amaanka Somaliland Ayaa Cadaadis Ku Saaraya Gaadiid Layda Basaska Iyo Tagaasida Inay Qaadaan Tiradii Ay Go,aamiyeen Gudida Heer Qaran Ee Kahortaga Cudurka Corona Virus.

Darawalada Gaadiidlayda Basaska Iyo Tagaasida Ayaa Iyaguna Intooda Badan Qaateen Awaamiirtii Gidida Waxaana Ay Qaadayaan Tiradii Gudidu Go,aamisay Oo Ahayd sidan.

1 Basaska 30ka Qaadijiray Waxay Hada Qaadayaan 15 Qof

2 Basaska 15ka Qaadi Jiray Waxay Hada Qaadayaan 7 Qof

3 Tagaasiyada Yar Yar Ayaa Iyaguna Qaadaya 2 Qof.