Haayada sirdoonka NISA oo sheegtey cida ka danbeysa Qaraxii Afgooye

0
168

Haayada sirdoonka somaaliya oo marka magaceeda lasoo gaabiyo la yidhaahdo NISA

Ayaa soo saartey warbixin hor dhaca qaraxii x- kantaroolka afgooye ee ay ku dhinteen inka badan 83 qof dhaawacuna uu kor u dhaafey 149 qof oo sheegey in ay ka danbeeyeen dal shisheeye baaritaankuna wuu socdaa waxayna cadeeyeen inay la kaashan doonaan sirdoonka caalamka wicxii kasoo baxana lavu soo gudbin doono warbixinta ugu danbeys.

Alshabaab ayaan sheegey qaraxan oo aan wax war ah kasoo saarin.