Gudoomiyaha G. Banaadir: Cadaaladda ayaa la horkeenayaa Cidii Dishey Dhalinyarada Labada ah

0
275

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Injineer- Cabdirahman Cumar Yariisow ayaa sheegay inay baaritaano ku hayaan ninkii ka dambeeyey dilka Wiil Bajaajle ahaa iyo qof la socday oo shaley lagu diley magaalada Muqdisho.

Falkaan toogasho waxaa geystey askari booliis ah oo ilaa iyo haatan la doon doonayo in lasoo qabto. Waxuuna abuurey banaanbaxyo laga dhigay Muqdisho.

idaacada Voa da ayaa wareysatey isagoo u sheegey in ay soo qaban doonan askarigii booliska ahaa ee wiilka bajajleyda ah diley, isagoo sheegey inuu aad uga xunyahay dhibatada loo gaystey wiilka iyo qofkii la socdey

dhanka isagoo sheegey iney ku soo dhex dhuunteen mudaharaadki lagaga soo horjeeday wiilkii la diley iney kusoo dhex dhuunteen dad uu ku sheegey qaswadayaaal. markii la wey diiyey iney soo qaban doonan askarigii diley ayuu wuxuu sheegey in talyaha boolisku u xaqiijiyey in la horkeeni doono cadaalada askarigii dilka gaystey

isago u waramaaya Voa waxa uu yidhi sida tan,

halka hoose ka dhageyso