Gudoomiyaha Barakacayaasha somaliland oo la kulmay Hooyadii tacadiga loo geystey

0
150

Guddoomiyaha hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hooyadii Nadiifisa ahayd ee dhibta ka tirsatay Meherad ku taalla Hargeysa.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Hooyo Ayaan Cabdiraxmaan Warsame, ka shaqayn doonto xarunta Hay’adda.

Ubax Ciise, oo ahayd Inantii (gabadhii), baahisay ayaa si weyn loogu mahad celiyay.

Hooyadu waxa ay sheegtay in dhaawacu ku soo gaadhay Gurigeeda dhexdeeda balse ay maamulk Meherada ka tirsanayso Tacadi.