Daawo:Gudoomiya wadani cabdiraxman ciro oo eedihii ugu kululaa u Jeediyey madaxweyne Muuse Biixi

0
199

gudoomiyaha xisbiga wadani abdiraxamaan ciro ayaa dhaliliil aad u balaadhan u jeediyey xukuumada somaliland gaar ahaan madaxweynaha somaliland Muuse biixi abdi oo ku saabsan Heshiishyadii sadexda xusbi ku heshiiyeen oo uu ku eedeeyey in madaxweynaha muuse biixi uu ka baxay.

halkan hoose ka Daawo muquulaka