Gudiga gurmadka fatahaadaha Soomaaliland oo u gurmadey shacabka baledweyne + sawiro

0
163

Wafdi ka socda guddiga gurmadka fatahaadaha Soomaaliland ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana garoonka kusoo dhaweeyay wasiiro iyo xillibaano ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa keenay Lacag cadadkeedu yahay 600,000 $ lix boqol oo kun oo dollar si loogu caawiyo dadka walalahooda ah ee la dhibaateysan saameynta fatahaadda ee baledweyne.

iyagoo ugu soo gudbi doona Mudqdisho ilaa baledwene si ay u gaadhsiiyaan waxay sidaan ee caawino ah dadka ku dhibaateysan fatahaada biyaha ee Baledweyne.