Gudiga doorashooyinka Itoobiya oo shaaciyey goobaha lags codeynaayo

0
148

Doorashooyinka Itoobiyaa ayaa loo qorsheeyey in ay 16ka bisha sideedaad ee ogost ay dhacey doorashada itoobiya taas oo noqon doonta to ugu horeysay ee nooceeda ah ee laga qabto itoobiya.

Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay goobaha ay ka dhici doonto doorashada Guud ee dalkaasi, taasi oo la filayo bisha Ogos ee sannadkan.

547 goobood oo doorasho ayay ku dhawaaqeen, kuwaasi oo u kala qaybsan sidan:

Tigray 38
Cafar 8
Amhara 138
Oromiya 178
Soomaalida 23
Beni shangul 9
Shucuubta koonfureed 123
Gambeela 3
Harari 2
Diridhabe 2
Addis Ababa 23