Guddiga u diyaargowga iyo ka hortaga xanuunka Koroona Fayras ee Somaliland oo warbixin soo saarey

0
153

Guddiga u diyaargowga iyo ka hortaga xanuunka Koroona Fayras ee Somaliland ayaa soo saaray go’aamo lagu dhowrayo badqabka iyo badbaadadada dadka