Golaha wakiilada somaliland oo mooshinka ka keenay isgaadhsiinta

0
149

Xildhibaanada golaha wakiladda Somaliland ayaa saaka soo dhigay mooshin ay ku saxeexan yihiin 20 mudane oo ku saabsan waxka badalka xeerka isgaadhsiinta oo ay qeyb ka ahayd kootadii internetka ee shirkada Somcable .

68 xildhibaan ayaa cod ku meel mariyay waxkabadalka xeerkaasi halka xildhibaank kaliyana ka diiday gudoomiyuhuna aa u codeyn .

Waxkabadalka xeerkan ayaa fudaydin doona in shirkado badan oo daneynayay inay dalka keenaan internet ay kusoo dhiiradaan maal gashiga dalkooda .

Faysal Fifa .