Gargar caafimaad oo loo deeqey somaliland

0
143

Diyaaradda Fly Dubia oo sida gargaar caafimaad ayaa maanta ka soo degtay garoonka Hargeysa.

Kaalmadan caafimaad oo ay shirkadda Fly Dubia ugu deeqday Somaliland ayaa ka kooban qalabka iyo Daawooyin loogu talo galay ka hortagga iyo Daawaynta Corona Virus.

Hassan Gallaydh
HCTV,Hargeysa.