Galmudug oo soo saartay War-saxaafadeed ka dhan ah DFS (Akhriso Sababata)

0
187

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa waxaa Eedeyn loogu jeediyay Madaxda Dowladda federalka Soomaaliya.


War-Saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Mudooyiinkii ugu dambeyay ay dowladda Soomaaliya ay iska indha tireeysay Awooda Dastuurka KMG ah uu siiyay Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxaana Sidoo kale War-saxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug, lagu sheegay in Galmudug ay mar walbo ka shaqeyneyso Midnimada Ummadda Soomaaliyeed iyo Hubinta Hanaanka Federaalka ee Dalka oo ah Nimadaamka Dowladnimo.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Maamulka Galmudug

Share this: