Galmudug oo la doortey madaxweynihii sadexaad

0
214

Doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo maata ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa waxaa ku guuleystay Axmed Cabdi Kaariye {Qoorqoor} oo ka mid ahaa 4 murashax oo u tartamay xilkaas waxaana uu ku hantay 66 cod sida uu ku dhawaaqay guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.