Faysal oo u jawaabey go aankii wakiilada somaliland

0
50

faysal cali waraabe oo ka jawaabey go aankii gudiga joogtada ah golaha wakiilada somaliland isagoo wareysay siiyey Bbc somali

waxanu sheegey iney ku mashquul sanaayeen labadii xubnood ee komishanka ee shaley la ansixiyey ayuu warkan soo baxay waxayna noqotey arin la yaable.

waxaaney arintan soo dhacdey anoogoo sadex xisbi wada joogna oo dhaarineynaa labadii xubnood ee komishanka ee shaley la ansixiyey

ayaa sheegey in aanuu aheyn xubin baarlamaanka ka mid ah, qofka xubinta baarlamaanka ayuu ka qaadi karaa xubinta baarlamaan.

baarlamaanka waaa la xisaabtamaya xisbiga macaaridka ah ee xisbiga macaaridka ah lama xisaabtami karaan golaha Barlamaanka,

mar la weydiiyey in hadii gudoomiha maxkamada sare kugu soo oogo dacwad danbiyada ay sheegey ma tageysaa maxkamada oo mayska dufaaceysaa danbiga? waxaanu ku jawaabey anigu ma jirto beel aaan caayey ee gudoomiyaha baarlamaanka ayuu wax naga dhaxeeyeen shakhsi ahaan. wararka kale waa been.

waxaanu kusoo gababa gabeeyey hadalkiisii arintan waxay soo baxdey anagoo shireyna sadexda xisbi iyo madaxweynaha markaa arinkan waxaan u deynay madaxweynaha isagaana dhameynaya arinkan,