Faysa Cali Waraabe oo kahadlayay wararka sheegaya imaatinka madaxweynaha Somaliya ee Hargeisa

0
157

Hogaamiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysa Cali Waraabe oo kahadlayay wararka sheegaya imaatinka madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa yidhi sidan .

“Farmaajo Imaatinkiisa in lana la hor yimaadaaba nama qabato , Farmaajo wuxuu Somaliland kasooo doonikaraana majirto , madaxweynuhuna inuu nadhex keeno raygaa may ahayne waxay ahayd inuu markaba daafaco ayay ahayd “.

” Nin aan Galmudug tagi kareyn oo yidhaa Hargeysaan tagaya adeer taa ogolaan meyno “
Gudoomiye Faysal Cali waraabe oo sii watey waraysigan uu siiyay Odaacada Voa ayaa sidoo kale kahadlay mawqifka ka xisbi ahaan uga meel yaala waxaanu yidhi .

” Arintana mid Muuse lala xisaabtamo ayay noqonaysaa oo shacabka Somaliland la xisaab tamaan hadii uu dalkii halkaa marinayo , oo layidbaa farmaajaa imanaya , khamiistaan imanayaa dalkii shir qaran oo deg degaan ka galeynaa arintaasi .”

” Farmaajiyo kooxdiisa dhalinyartaa ee uu meesha kusoo ururiyay ee Muqdisho qariibka ku ah la furi mayno wada hadal , doorashada danbe ayaanu sugaynaa in dad wanaagsan oo caqli leh imaadaan ”

Faysal Fifa.