FARMAAJO Oo Shaaciyay Arrin Khatar Ku Ah Qaranimada Somaliland

0
300

BEGSO NEWS-Muqdisho)-Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay muhiimadda ay midnimadu leedahay waxaanu shacabka Somaliland ku ammaanay sidii ay wakhtigii israaca ugu tanaasuleen wadajirka ummadda, waxa uuna hoosta ka xarriiqay in dowladdu ay diyaar u tahay in ay ka qanciso tabashooyinkooda si meesha looga saaro kala qaybsanaanta ayuu yidhi,