Home WARARKA MAANTA Faah-faahin: Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo ka dhacay Muqdisho.

Faah-faahin: Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo ka dhacay Muqdisho.

0
160

Qaraxa koowaad ayaa lala eegtay Gaari uu la socday Guddomiye ku xigeenkii Degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir Cabdinaasir” Qaraxa ayana ka dhacay Isgoyska Xoosh ee Degmada Dharkenley, sido kale waxa ku geeriyooday qaar ka mid ah Askartii ilaalada u ahayd Guddomiye ku xigeenka Degmada.

Dhinaca kale Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa qaraxa nooca Miinada dhulka lagu aaso ah lagula eegtay nawaaxiga Isgoyska Ex-control Balcad ee Degmada Hiliwaa.

Qaraxa Amisom kaddib ciidamada ayaa rasaas furay, waxana hadda xiran Waddada Ex-Control- balcad, welina lama soo werin khasaaraha ka dhashay qaraxaasi.

Wixi ku so kordha la soco.

Jacfar maxamed🖊

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com