Faah faahin Qarax ka dhacey Garoowe

0
185

Qof ayaa isku qarxiyey baabuur ay wateen guddoomiyaha gobolka nugaal. cabdisalaan xasan xirsi iyo Talyihii hore ee booliska gobalka nugaal faarax galangooli , isagoo marayaa baraxada magaalada garoowe labadooduba waa dhaawac si ay xaqiijinayaan ila ku ag dhawaa oo xogogaal aha waxaana dhaawacooda la geeyey isbitaalka guud ee garoowe

xaalada gudoomiyaha ayaa la sheegay iney aad u adagtahay oo qoraxuna ka haleelay madaxa

dadka kale ee dhaawac ah waa 4 qof wax dhimasho ma jirto sida uu noo xaqiijeye dr cadceed oo ku sugan isbitaalka guud ee garoowe

wax war dheeraad kama soo bixin xukumada puntland mana jirto ilaa iyo hada cid sheegatey qaraxaa is miidaamin