Ethiopia oo ku eedaysay warbaahinada caalamiga ah iney weerar ku hayaan

0
53

Dawladda Ethiopia ayaa ku eedaysay 10 ka mid ah warbaahinta caalamiga ah inay weerar ku yihiin Ethiopia.
warbaahinta ay ka cabanayso xukuumadda Ethoipia ayaa kala ah.

BBC
Al Jazeera
The Guardian
Bloomberg
Financial Times.
Wall Street Journal
The Washington Post
Reuters,
France-Presse.

Xukuumadda Abiy Ahmed ayaa sheegtay in ay warka u dhigeen in dawladda dhexe ee Ethiopia iyo gobolka Tigraay yihiin wax u eeg labada dal oo dagaalamaya isla markaana ay warbaahintaasi marin habaabiyeen warar kasoo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia oo ku saabsaanaa xasilinta gobolka Tigrayga.