Eng.Faysal cali Waraabe oo ka hadlay Khilaafka jabouti iyo Ganacsade Axmed C. Geelle.

0
162

halkan hoose ka dhageyso faysal cali waraabe oo ka hadlay khilaafka jabouti iyo Ganacsade axmed cumar Geelle

isagoo ka hadlaya arinkaa waxa uu yidhi Faysal, Ina Cismaan Geelle Waa Loo Xoog Sheegtay, In Xoolihiisa layska Qaataa Waa inagu Ceeb” Eng Faysal.