Djabuuti oo u jawaabtey soomaaliya

0
47

Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh ayaa sheegay in ay aad uga xumaadeen in Wasiir ka tirsan Soomaaliya uu markii labaad eedaymo been ah u jeediyay Jabuuti.

Wasiirku waxaa uu meesha ka saaray in Jabuuti ay wax farogelin ah ku hayso Soomaaliya.