Diyaarada Itoobiya oo joojisey duulimadadeedii Soomaaliya Halka somaliland aaney Joojin

0
145

Ethiopian Airline duulimaadyada ay ku timaado somaaliya wey joojisey halka aaney join duulimaadyada ay ku tagto ama kaga timaado Somaliland waa sideedii, iyadoo kala saartey somaliland iyo Somalia ugu kala saartay Somalia iyo Somaliland,

Iyadoo somaaliya joojisey shaman duulimaadadeedii halka somaliland Aanay joojin.

Waxaanad la helinkartaa xogtana page Ethiopia airlines waxaanay kusoo qortey side tan