Diyaarad drone oo ku dhacdey deegaan ka tirsan Hiiraan

0
144

Wararka ka imaanayo Deegaanka Biyo-neef oo hoostaga Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiran ayaa sheegayo in halkaasi ay goordhow ku dhacday diyaarad nooca Dronka ah Sida ay Radio Hiiraanweyn u sheegeen dadka Deegaanka.

Diyaarada ayaa ku dhacday meel banaan ah waxaa sidoo kale diyaarada dul heehaabayo Diyaarado kale ee nuuca Dagaalka taasi oo cabsi ku abuurtay dadka ku Nool Deegaanadaas