Digniin Cusub oo sucuudigu soo saaray

0
127

Sucuudiga oo ka digay in loo safro 17 dal oo Somaliya ka mid tahay

Wasaaradda arrimaha Gudaha ee Sucuudiga ayaa uga digtay muwaadiniinta dalkaasi in ay u safraan 17 dal kuwas oo ay ku sheegtay in ay isugu jiran kuwo uu ku sii faafayo karoonaha noociisa cusub iyo kuwo ay ka jidho deganaan sho la’aan

Wasaaraddu waxa ay sheegtay in ay jiraan dad iska dhega tiray digniintan oo u safray dakalkaas kuwaas oo la marsiin doono ciqaab Marka ay dalka dib ugu Soo laabtaan ayna ka mid tahay in laga joojin muddo 3 sanadood ah in ay dalka dibadda uga safraan