Wasaarada caamidka somaliya ayaa shaacisey maanta dhimasho cusub warbixintii maanta ee COVID19
27 April 2020 warbixinta COVID-19 ee maanta waxay ahayd sidan
Dadka cusub uu ku dhacey maanta: 44
Lab: 35
Dhadig: 9
Bogsadey: 4
Dhimasho: 3Tirada guud ee qabta: 480
Inta ka bogsatey: 14
Inta dhimatey: 26