DFS oo war ka soo saartay Doorashada Galmudug

0
250

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda fedeeralka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 4-ta bisha soo socota ee Luuliyo ee Sanadkan ay dhici doonto Doorashada Galmudug.

Warka ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa imaanaya xili Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye, uu ku sugan yahay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

  Hoos ka Akhriso Qoraalka