Degdeg: wasiirka warfaafinta soomaaliya oo xilka ka Qaadey maareeyihii Hore…

0
161

Wasiirka warfaafinta XFS Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye}ayaa xilka ka qaaday maareeyihii golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka Maxamed Abuukar Axmed Ma’da isagoo u magacaabay xilkaas Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf {Shube}.

maadaama dhawaan dib loo furaayo golaha murtida iyo wacyigalinta qaranka ee tiyaarta oo ahaa hadana noqon doona Golaha ugu weyn ee wacyigelinta fanka iyo suugaanta iyo dhaqanka somaaliyeed, lona baahan in la helo hogaan aqoon u leh xirfada golaha oo ka tirsan bahda murtida, fanka , iyo suugaant iyo dhanka soomaaliyeed.