Degdeg:Samaliland: laba qof oo laga helay Corona Virus.

0
156

Xukuumada Somaliland ayaa Hada Shaacisey In Labba Qof oo Ku Sugan Somaliland Laga Helay COVID19 Labadda Qof ee Laga Helayba Waxey ka Soo Jeedan Dalalka China Iyo Somaliland Waxeyna Ku kala Sugan Yihiin Burco Iyo Ber-bera , Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa Hada Warbaahinta U Xaqiijiyey.