Qarax gaari ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhaw xarunta danbi baarista ee CID ee dagmada hodan ee gobalka Banaadir ,wararka ayaana tibaaxaya inuu qaraxa ahaa mid lagu dhajiyay gaari markii uu marayay xarunta meel u dhawna uu qarxay,
Qaraxa ayaa ahaa mid aad looga maqlay qaar kamid ah dagmooyinka qaar ee magaalada Muqdisho Ilaa iyo hadda waxa aan la ogeeyn qasaaraha ka dhashay qaraxa.