Degdeg:Horn Cable, Astaan iyo True Cable 00 amar la dul dhigey

0
21

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa ku amray Telifishanada Horn Cable, Astaan iyo True Cable inay Rasiifaradooda ka saaraan Telefiishanada Universal iyo Star oo laga Xayiray inay Somaliland ka haw-galaan.

Labadaa tv ayaa lagala noqdey ruqsadii ay kaga dhex shaqeynayeen gudaha somaliland.