Degdeg:Dil caawa ka dhacey laascanood

0
152

Taliyihii Ciidamada Sirdoonka gobolka Sool Cabdiqani Guhaad, ayaa caawa lagu dilay Magaalada Laascaanood.

Taliye Guhaad ayaa la sheegay inuu gacanta ku hayay baadhista ciddii ka danbaysay dilka guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool oo qarax lagu dilay dhawaan.

Wixii nasoo kordha warbixinada ahead idinku soo soo gudbin