DegDeg Qofkii labaad oo laga helay coronavuris muqdisho

0
138

cudurka coronavuris ayaa markii hore laga helay hal qof oo la socdey diyaarad iyadoo intii diyaarada la socoteyna aan meel lagu sii hayn oo magaalada lagu sii daayey marka laga reebo 3qof oo uu ku jiro mid laga helay cudurka corona meel lagu kaaratiimey kadib markii sheybaadhkii loo direy nairobi jawaabtiina noqotey inuu hal qof qabo kuwa kale aaney qaban sidaana lagu sii daayey, taas oo khatarteeda leh

Maanta oo bishu tahay 26 maarso ayaa laga helay muqdisho hal qof iyadoo la sii daayyey dhamaan dadka la socdey diyaaraada oo magaalada lagu fasaxay sida ay sheegtey wasiirka caafimaadka.

iyadoo wasiirada fariin caafimaad u dirtey bulshada oo aan layska indho tirin ka horta laguna dadaalo caafimaadka iyo nadaafada kuna boorisey in la raaco tilmaamaha wasaarada caafimaadka.

marka la weydiiyey labadan qof ma ragbaa mise waa dumar ayaa waxa ay ku jawaabey iney laba qof oo rag ah yihin oo dalka dibadiisa ka yimid waaney caafimaad qabaan oo korkooda kama muuqdo xanuunku