wararka naga soo gaadhaya magalaada muqdisho ayaa waxaa hada ka dhacey qarax gaadhi laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa.
jugta qarax ayaa laga maqlaya dhamaan xaafadaha magalada muqdisho isagoo ka dhacey agagaarka isgoyska Sayidka, oo u dhow kaantarool laga ilaaliyo madaxtooyada somaliya.
wali wax khasaara ah oo uu gaystey lama oga gaadiidka ambalaaska iyo ciidamada amniga ayaa kusii qul qulaya meesha uu qaraxu ka dhacey
halkan Riix ka Daawo Qiiqa iyo uurada Qaraxa
Daawo
Wixii faah faahin ah xaga danbe idinka soo sheegayaa