Home WARARKA MAANTA Degdeg Qarax ka dhacey muqdisho iyo masuul ku dhaawacmey

Degdeg Qarax ka dhacey muqdisho iyo masuul ku dhaawacmey

0
149

Qarax xoogan oo goor dhow laga maqlay Magaalada Muqdisho ayaa la shegay inuu ka dhashay miinada dhulka lagu aaso kaasoo la sheegey in lala eegtey Guddomiye ku xigeenkii Amniga ee Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir oo lagu magacabo Cabdinasir.

Waxaana ku dhintey laba askari oo ilaaladiisa ahaa

Qaar ka ma mid Istaafkiisa aya ku geeriyoday Qaraxa iyo masuulkaas ku dhaawacmey

Ciidamada amaanka ayaa meesha gaadhey oo dhamaanba xidhey wadootinka laga galaayo meesha qaraxu ka dhacey

Laso wixi kasoo kordha khasaraha

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com