Degdeg Gudoomiyaha guurtida somaliland oo ka hadley in lagu kala kacey shirkii jabuuti

0
88

Degdeg: shirkii oo lagu kala kacay sida uu xaqiijey gudoomiyaha golaha guurtida somaliland ee saleebaan oo u waramey HCTV.

ayaa sheegey in uu madaxweynuhu ku yidhi waan in la fuliyaa goaanadii shararkii hore kuwii london iyo istabul.

markaad wixii hore lagu heshiishey aaad fulisaan ayaa wada hadal danbe fureynaa, lakiin ilaa aad ka soo baxdaan heshiisyadiii hore wax wada hadal ah inaga dhaxeeyo ma jiro.

mareykan iyo itoobiya aya daba ka riixayay oo iibiney madaxweyne farmaajo madaama uu galayo doorasho oo doonaya iney soo baxdo wada hadladii somaliland iyo somaliya dib u furmeen

waxaa kale oo uu sheegey in abey ahmed uu ku gacan siinayay farmaajo in wada hadalada dib loo bilaabo.

waxaanu sheegey iney halkaa ku dhamaadey isku daygii lagu dooneyey in la wada hadlo sidaas lagu kala kacey uuna sheegey inuu iney soo noqon doonaan bari hadii ay joogaan ama saadanbe